Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Parasite-ka iyo Gastrointestinal?
(1/1)
Abuabdirahman:
Malabku muxu saamayn ku leeyahay parasite ka
SomaliDoc:
Gooryaanku waa noocyo badan yahay, waxaana qofka uu dareemi akraa, shbuan, lalabo, calool majiir, cunno xumo, futa cuncun, dibbiro iyo shanqar badan, waxaa lagu ogaan karaa adigoo saxaradaada baaro.
Fadlan la xiriir dhakhtar saxaradada hala baaro.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version