Author Topic: Su'aal: Wadno garaac ayaan isku arkay?  (Read 5682 times)

0 Members and 3 Guests are viewing this topic.

Offline Khalid17

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Wadno garaac ayaan isku arkay?
« on: January 11, 2018, 08:06:38 PM »
Asc dhakhtar waxaan ahay hooyo dhahshay 2 caruura dadayda 30 jir waxaan isku arkay wadno garaac markaa baby 1aad uurkiisa lahaa baadhitaan ka dib waxay dhaheen waxaa u baahantahay oblation way sameeyeen markii koowaad waxba ma iska garan markii labaad way sameeyeen mudo ku fiicnaaday hada waxaa dareemayaa garaacii wadnaha iyo short of breath dhakhtarka waa i sheegay dhiigag ayay iga qaadeen. Waana normal ayay dhaheen heart monitar ayay 48 hour ii xidheen waa normal ayay dhaheen ana ciladii waan dareemaa khaasatan subaxii markaan hurdada ka soo kaco ilaa dhawr saac oo aan wakhti badan ahayn ayaan darwemayaa ciladaa maxaa talo ah ood isiin lahayd shakhtar jasaa kalaah khayr asc




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Wadno garaac ayaan isku arkay?
« Reply #1 on: December 08, 2018, 12:11:04 AM »
Wadne garaaca waxyaabo badan ayaa keena, haddii wadnahaagu fiican yahay waxaa laga yaabaa in xanuuno kale ay jiraan oo lagu yaqaano wadne garaaca sida cudurka gaaska, xanuunka welwelka ama argagaxa, xanuunka qanjirka thyroid-ka kacsan iyo kuwa kaloo badan, waxaad u baahan tahay waraysi dheer in lagula yeesho, lana fiiriyo baaritaanada aad samaysay illaa iyo hadda ee fahalan dhakhtarka kala xiriir qeybta messages-ka ee boggeean Facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia/
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: "Sixirka" iyo jirada "schizophrenia" ma isku mid baa?

Started by NaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 26697
Last post April 20, 2015, 12:29:25 PM
by SomaliDoc
SU'AAL: XANUUN MEESHA DHAXDA AH EE KU AADAN XUDUNTA ILAA ISKU WEERKA OO DHAN?

Started by SiihaamBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21594
Last post April 26, 2011, 06:57:47 PM
by Drkheyre
Guurka Lamaanayaasha Isku Hidde Sidayaasha Ahi, Ma U Sabab Baa Cilad Ku Dhalashada Ilmaha?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 44227
Last post October 16, 2011, 04:39:29 AM
by CilmiSabca
Ha Isku Qaldin Jinniga, Sixirka, Isha iyo Cudurrada Maskaxda ku Dhaco!

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 42264
Last post July 05, 2015, 10:14:33 AM
by Darmaan123
Su'aal: Habeenkasta waxaan soo toosaa anoo isku kaajay si bilaa dareen ah?

Started by Naciima/maxamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5468
Last post February 10, 2016, 02:25:27 PM
by SomaliDoc