Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: 15 sano jir oo ilaa iminka hadlin?

(1/1)

Abuabdirahman:
Dr waxa jira wiil aanu walaalo nahay da'diisu waa 15 sano ilaa yaraantiisi ilaa iminka mahadlin ,wax hadal ah oo kasoo baxayaa majiro aan ahayn "aa aa" gunuus uun  maskaxdiisu waa caadi waxad udirtid wuu soo qabanayaa,dhagihiisuna waa caadi waxkasta wuu maqlayaa .dhakhaatiir badan oo wadanka ah ayaanu ugaynay wali wax xanuuna kumay sheegin dawooyin neerfaha ah ayay usoo qoreen walina wax isbadala kuma hayso .dr maxa sababi kara? Jasakalah.

SomaliDoc:
Waxyaabaha keeno hadal la'aanta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1661.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version