Author Topic: Su'aal: Wadno garaac ayaan isku arkay?  (Read 91 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Khalid17

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Wadno garaac ayaan isku arkay?
« on: January 11, 2018, 08:06:38 PM »
Asc dhakhtar waxaan ahay hooyo dhahshay 2 caruura dadayda 30 jir waxaan isku arkay wadno garaac markaa baby 1aad uurkiisa lahaa baadhitaan ka dib waxay dhaheen waxaa u baahantahay oblation way sameeyeen markii koowaad waxba ma iska garan markii labaad way sameeyeen mudo ku fiicnaaday hada waxaa dareemayaa garaacii wadnaha iyo short of breath dhakhtarka waa i sheegay dhiigag ayay iga qaadeen. Waana normal ayay dhaheen heart monitar ayay 48 hour ii xidheen waa normal ayay dhaheen ana ciladii waan dareemaa khaasatan subaxii markaan hurdada ka soo kaco ilaa dhawr saac oo aan wakhti badan ahayn ayaan darwemayaa ciladaa maxaa talo ah ood isiin lahayd shakhtar jasaa kalaah khayr asc