Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Toxobta ama holobta madaxa?

(1/1)

Nasrudiin:
Asc Dr aad baa u mahdsantihiin waxaan leeyahay Toxob madaxa ah oo cadaan ah dufan badana waan mariyey waxba waa ka tari weyday marka ma nafaqo xumo ayaa keenta Toxobta ama Holobta madaxa?maxaan ku daweeyaa?

SomaliDoc:
Toxobta ama Holobta, dadka qaarne u yaqaanaa "Agool", faahfaahintiisa ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2090.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version