Author Topic: Su'aal: Guska ayaa iga qalloocan?  (Read 515 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdifatah100

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Guska ayaa iga qalloocan?
« on: January 12, 2018, 07:50:41 AM »
Waxaan ahay wiil 25 sano jir ah waxaan rabaa inaa guursado lkn waan ka baqayaa sababto ah guska ayaa iga qaloocan oo guska oo dhan iyo afkiisa hore dhinac gees gees ayuu ku qaloocan yahay markaan kacsado meeshii kor ugu soo jeedsan lahaa dhinac ayuu u jeedsanayaa lkn kacsigeyga waa oky alx lkn waxaa maqlay dad dhahayo kastuumada guska qaloociso lkn aniga waan ku dhashtay waxaan isku arkay markii la i guday kadib baa arkay guska afkiisa oo dhinac u qalooca marka qaliin wax ma la ikaga qaban karaa oo qaliinka guska ma lagu toosin karaa ama cirbad marka dhaqtar dawada u baahanahay iisheek adi oo mhdsan