Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Minka waxaa kaga yaallo Fibroid?

(1/1)

Faarah 1988:
asc waxaan salaamayaa bahda somali doc salaan ka bacdi wall xaaskayga ayaa lagu sheegay in minka kaga yaalaan wax af English ku noqonaya fibroid saan u fahmay waa finan mudo sanad ahna waanu is qabnaa wax uur ahna ma iman dhaqtarkuna wuu noo sheegay inay sababtu saa noqon karto qalitaan baa lagu samaynayaa lknse mudo sadex sano ah in uur laga ilaaliyo qalitaanka ka bacdi ayuu nagula taliyay balse waxaa naloo sheegay in wadankeenii la gubi jiray gubitaanka ka bacdina aanay jirin waqti laga ilaalinayo uur hadaba sidee noqon karaa arinta ka gubitaanka sideese amaan san oo aad nagula talin lahayd digtoore

Akhaa Binu Jowhari:
Halakn ka akhriso qoraal ka hadlaya Burada Minka, oo hadda kahor Dhakhatrka ka hadlay. Midda is Gubista minka dhakhaatiirta way ka Digeyn in aan lis Gubin. Fadlan link-ga hoos kaga muuqda riix


http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5856.0.html

Faarah 1988:
mahadsanid dictoore ma dhici kartaa in buradan la gubo waayo waxaa naloo sheegay in wadankeenii la gubi jiray mana sheegi karo in ay ahayd caado soomali ama in si cilmi ah loo gubi jiray bal arintaa nalawadaag dictoire adoo mahadsan

Akhaa Binu Jowhari:
Fadlan, haddii aad su'al aad qabto hubi in horay looga jawaabay. Halkan ka akhriso Dumarka is Gubaya
.http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3280.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version