General Discussions > Feel Free Here
Male or Female Doctors
Yaxya:
thanks anyway dr noora but u said "that this the first time u said somthing good"!!!.
i will try my best to write next time good things
Munim:
Salam Jamacah
saraxatan aniga waxan fadili lahaay MALE doctors markasto ay noqoto mush bas(sexual or Genital problems ) maxa jira da'iman waxad awoodi karta in ad u sheegto si cad dhibatada aad ka sheeganaysid lakiin markad adid Female Doctor kuma siinayso ixaas in aad u sheegankartid waxyabo badan xita qaar kamid ah Examinationka in ay iska dayso aya dhicikarta iyadoo ka xishoonaysa mesha ay kashfiga ku samanayso tankale uma dhiirana sida MALE doc oo daiman xishood dumar ayay ledahay kuwa somalidana ugumasii jiranba
marka jinsi waliba waxa uu ku fiicanyahy in uu tago Same gender doc si uu mushkiladiisa sifac ugu helo cilaaj.
Dr.Noora:
Shokran Munim , ra'yigaaga waa sax may be gender walba inuu kiisa ku fiicanyahay taas waa sax inkastoo waxyaabo general ah ee jiraan oo labadaba wada qaban karaan ... Yahya ana kont bahazar matakhodsh kalamy bishakl thany shokran cala Rad a sareec. salam
Toldo:
i think every gender is happy with his gender doctor but according to me ? when i'm healthy i would say i like my male doctor not female ? but when i'm patient , i dont have the choice what ever the gender of the doctor is ? coz i am really sick that time ? lol
But every one is free for his decision as Dr. mahdi said.....
shukran Dr. Noora for this interesting topic.....
Dr.Noora:
You R right Toldo low fy Marad mafish e5tiyar ma3aak 7a2 fi dy 100% w insha Allah Raby maye7awigna li Dakatrah w Mshakilhom lol
Navigation
[0] Message Index
[#] Next page
[*] Previous page
Go to full version