Author Topic: Su'aal: Fikrad iga sii Herbalife?  (Read 3931 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdijama

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Fikrad iga sii Herbalife?
« on: January 13, 2018, 12:28:43 AM »
Ac wr wan idin kaga mahad celina sidad noogu faideysan Allaha misanka xasanadka ha idiin saaro. Waxan raba inan wax ka weydiiyo Herbalife naturution san maqlay wa cunto leys ku cateyo oo cafimad leh. Hadad xog ka heysan inad i faideysan jeclan laha. Faidadeda efectga ay lahan karto. Raganimadey wax u dhinta maqlay!!




Offline Abdijama

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Fikrad iga sii Herbalife?
« Reply #1 on: January 16, 2018, 08:27:32 PM »
Wali leyma so jawabin docror. Ma waxa u aragteen Su'al an muhiim aheyn??

Offline Akhaa Binu Jowhari

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 130
  • Points: +0/-0
  • Biyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi loo oran feerahay wax yeelaan.
Re: Su'aal: Fikrad iga sii Herbalife?
« Reply #2 on: January 24, 2018, 01:12:33 PM »
Wali leyma so jawabin docror. Ma waxa u aragteen Su'al an muhiim aheyn??

Abdijama, walal waxan kugula tallin lahaa dulqad yeelo, inta dhakhtarka kaaga soo jawaabayo su'aashaada qiimaha leh, waad dareemi kartaa culeyska jira awgeed, in Doc markasta diyaa r u yahay in uu ka xaqabtiro bulshadiisa baahiya caafimaad guud iyo mid gaar ahaan. Su'aashada ku saabsan "Herbalife"
Haddii fakir yar aan kaa siyo, in dhakhtarka kaaga soo jawaabayo, Herbalif waa Company weyn oo caalamka ka shaqayo oo caalami ah, isla markaas hawshiisu tahay sida ula dagaali lahaa nafaqo darrada ka jirta caalamka.
Waa shirkad ka shaqaysa in kabadan 90 dal in kabadan oo misan leh suuq-geyn aad u balaaran oo dalkasta xarun kuleh, islamarka samaysa xayeeysiin xaga Nutrition ka si dadka uga hesho beec mushtar xad dhaaf ah, welib tan ila 1980 ayaa shirkadda ka shaqaynaysay adduunka. Si ay u kasbato macaamiil farabadan.

Middas waa Fahan guud ee Herbalife.

Midda istacmaalka ah, waxa wanagasan sheyga suuqa yaalo in aad ka haysato aragti qeexan inta aadan ku degdegin, kulama siyaad sato cunista vitaminska oo warshadaysan waxa badan karaa dhibkeed, madama wadankeeni aysan ka jirin Wax ama agency si toos ula socda waxa dalka lasoo gelinayo


Tallo guud, walal nutrition  ama isnafaqayn haddii aad doonayso waxa kugu filan waxa dalka si dabiici ah uga baxa in aad istacmasho.
Khudaarta nuucyada kala duwan.
Allow Dhakhaatiirteenna Noo Dhowr Meel Walba Oo Ay Joogaan.

Aamiin Aamiin.


 

SIDEED FIKRAD OO MIISAAN CAAFIMAD LEH

Started by Waxbaro!Board Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 12432
Last post January 29, 2009, 10:30:43 PM
by Waxbaro!