Author Topic: Su'aal: Sperms ayaa igu yar?  (Read 2827 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Xusni55

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Sperms ayaa igu yar?
« on: January 13, 2018, 10:04:17 PM »
Waxaan tagay dhaqar waxaan ka cabanayay 3 sani oo xaas lahaa in aysan uur yeelan iyo cilad xaggeyga oo ah howlgab kacsi. Waxaa la iga qaaday  sperm test waxay natiijadiisu noqotay zero Sperm and semen.
Waxaa la ii soo qoray daawoyinka maxay tarayaan oo 3 bil soconaya.
1 levocarnitine tablets carnisure 500
2 selenium ace
3 coenzyme Q10




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Sperms ayaa igu yar?
« Reply #1 on: December 08, 2018, 08:33:47 PM »
Shahwo la'aanta horay ayaan ugu faahfaahinnay qoraal gooni ah ee ka arkhso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2205.0
Daawooyinka aad soo qortay waa kuwa loo qaato kobcinta tirakoobka shahwada, laakiin waxay mar walba ku xiran tahay cilladda kuu keentay in unguyada shahwada sameeyo shaqada joojiyaan.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: