Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Goormaa dhiiga lagu arkaa Cagaarshow B?

(1/1)

Hibocumar:
Digtoore waan ku salaamay waxaan rabaa inaan iiga jawaabto inta bilood ama isbuuc ee dhiiga laga arki karo cagaarshow B marka qofka uu ku cusub Yahay

SomaliDoc:
Markuu fayraska cagaarshowga B uu galo jirka, waxaa dhiigga laga arki karaa inta u dhaxayso 1 usbuuc illaa 9 usbuuc, ugu badanaan 4 usbuuc kadib, faahfahain ku saabsan xanuunkaan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=633.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version