Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xaaskayga 6 bilood kilyahaa laga haayaa?
(1/1)
Raanow:
Asc. Dr. Salaan ka dib xaaskayga ayaa muddo 6 bilood loo dhaqaa kilyaha waana qof da'deedu tahay 29 jir computer kii la saaray wax uu sheegay in uu kilyihii yaraadeen Dr. Kilyaha mayaraadaan ? Maxaa talo isiin kartaa?
SomaliDoc:
Kilyaha haddii ah howlgabaan oo shaqada joojiyaan way shuuqaan, cabbirkooduna wuu yaraadaa, waana cillad loo yaqaano "Renal atrophy" taasi macnaheedu waa in rajo laga qabin in kilyaha dib u soo noqdaa, xalkuna waa in dhaqista la joogteeyo ama in killi kale loo galiyo.
Allaha caafiyo xaaskaaga.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version