Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Kegel exercise iyo Biyo-baxa?
(1/1)
Savage8:
Asc dhakhtar
Ma jirtaa tababarka loo yaqaano Kegel exercise qof kaga dawoobabay ama wax utartay dhibaatada baahsan ee dhalinyarta maanta ku habsatay ee loo yaqaano Premature Ejakulation
Waxaan rajaynayaa inaad isoo jawaabtid insha Allah.
Mahadasanid
SomaliDoc:
Jimicsiga Kegel wuxuu waxtaraa kaliya haddii biyo-baxa degdegga uu salka ku hayo dabacsanaan ku dhacday murqaha miskaha, taasoo haddii murqahaas la xoojiyo, qofka kontaroolkiisa uu soo ceshan karo, laakiin haddii cillad kale ay ka timid badanaa jimicsigaan Kegel wax ma taro.
Faahfaahinta cilladda biyo-baxa ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0
Faahfaahinta jimicsiga Kegel ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3681.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version