Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Wax tarka kaniinkan Cyclacur?

(1/1)

Umu Cubeyd:
Assalaamo Aleikom ,
Wan idiin salaamay dhamaan bahda somalidoc salaan ka dib walal waxaan rabay in aad iga war bixisaan waxtarka uu leeyahay kaniinigan lagu magacaabo Cyclacur .

Gabar walaashey ah ayaa loo so qoray kadib markii uu dhaqtarka ku yiri waxaad tahay menopause oo ugxaantaadana waa dhinteen marka kaninkaan wuxuu kaa caawinaya in aay ugxaanta so kobciso marka Waxan rabay in aad iga jaahil bixisid waxtarkiisa.
Jazaakuma Allaahu kheiran .

SomaliDoc:
Kaniinigaas waa hormoonkii ugxansidaha soo dayn jiray oo la waayay, wuxuu hooyooyinka dhalmodeyska ah ka caawiyaa cillado badan oo ay ka sheegtaan, faahfahinta ka akhriso casharkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5449.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version