Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Nabro afka biyo ku leh?

(1/1)

Kurtun:
Asc Dr adiga iyo dhamaan Bahda Somalidoc.  salaan kadib
Dr. waxa jirka iga soo baxay Nabro, markii  hore waxay ka bilowdeen bowdyaha kadib gacmaha iyo dhamaan jirka. nabraha afka ayay biyo ku leeyihin markaan  dilaaciyo na meesha nabarka way madoobaan.
Dr. marka cudurkaas ii sheeg iyo si  an ula tacaalo.

SomaliDoc:
Inkastoo in la arko nabarahaas ay ku fiicnaayeen laakiin nabro afka biyo ku wato oo jirka ku faafayo waxay tilmaan u noqon karaan infekshan maqaarka ku dhaco oo ay keento bakteeriyo, waxaad u baahan tahay inaad dhakhtar u tagtid si daawo lagugu soo qoro.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version