Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Gluten intolernse?

(1/1)

Abdul Nur:
Asc, Marka hore dr waa kaaga mahad celin services kan ama adeegan,

Su'aashaydu waxaa weeye waxaan u safray somalia sanad iyo bar ka hor anigoo aan mudo aad u dheer tagin, waxaa igu dhacay shuban aan joogsi lahayn 2 asbuuc, markii aan soo noqday waxaan dareemay in calooshayda ayqasan tahay waxaa ka dareemay xaalado kala duwan iyo guux. Intaa kadib waxaan tagay baaritaan dheer oo waqti qaatay...kadib waxay igu sheegeen Waxa loo yaqaan Glueten intoleranse iyo waliba Lactos,

Daawo ma qaato calooshii wali waa shanqaraysaa , maalmaha qaarkood dabada ayaa i cun cunaysa, shuban mar mar...

SU AASHU waxaa weeye maxaa iga siin lahayd macluumaad ama talo iyo cuntooyinka aan u baahanahay inaan iska ilaa liyo maxay dhibaato ii keeni karaa mustaq balka hadaan iska ilaaliyo caanaha caadiga ah iyo cuntooyinka ay sheegeen oo aan ka fahmay wax yaabaha burka laga sameeyey ama daqiiiqda...

Waxaan ku noolahay sweden, marlabaad waan kuu mahad celin  ilaahayna ajar ha kaa siiyo.

SomaliDoc:
Cilladda xasaasiyadda Gluten faahfaahinteeda ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5914.0
Cilladda xasaasiyadda Lactose ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7878.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version