Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan isku arkay calaamadaha Gaastrik?

(1/1)

Husein Abu Bakar:
marka hore waxaan idinku salaamaya salaanta islamka asc wrwb salan kadib waxaan idinkaga mahad celinaya howsha muuqata ee aad noo heysaan hadaa nahay bulshada somaliyed meel kastooy kala jogto calamka abaalkina ma gudi karno waana idin bogaadina halkeeda kasii wada
markaan u gudubo suasha aan qabo dr waxaa isku arkay calaamadaha gaastrik sida kuleyl iyo kor hor wadno garaac saaid ah lkn waxa isi dheer xanuun madaxa ah iyo qoorta ilaa dhabarka afkuna waa qaraar talo isiiya plz

Akhaa Binu Jowhari:
Halkan ka akhriso xanuunka Gaaska, waxa keeno iyo sida loola tacaalo.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version