Author Topic: Su'aal: dhibaato indhaha ah ayaa i heyso?  (Read 2203 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Seynabsheekh

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: dhibaato indhaha ah ayaa i heyso?
« on: January 19, 2018, 02:04:14 PM »
Asc waxan ubaahnay in leyga soo jawaabo dhibato indhaha igaheysato taso ah iftiin iyo mugdi iftiinka waa dhowr nooc mid labada indhodba ah iyo mid hal il ah isha midig aya udaran mugdi iyo iftiin badan baa iigajira tan kale mugdi malahan lkn iftiin aya iigajira waxana jogaa jarmal waxna wey iiqaban wayen dhaqtarkasto utago wuxuu wu baraa kadibna balankale ayu iqabtaa markasta baaritan lee an dawo laheyn waxayna iishegan indhaheyga ineey wanagsan yihiin
Marka bal ilataliya maxan sameyaa waxani ma cudur jira. Mise waa wax kale




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: dhibaato indhaha ah ayaa i heyso?
« Reply #1 on: December 09, 2018, 10:41:35 PM »
Walaal su'aashaada ma caddo ee soo faahfaahi.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: