Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Sanka oo i xidhan iyo cabudhaad?

(1/1)

Marwan ismail:
Magacagu wa marwan ismail joga hargeisa.
Waxan dhawan isku arkay cabudhaad iyo wareerid hadi an gaadhi raaco iyo hadii an hawl qabtaba .
Waxan dhawan galay qaliin varicocele labada dhinacba laygaga sameyay bidixdu waxay ahayd herki sadexad e ay jidhka ka muuqanaysey midigtuna heerki kobad ,
Marki an qalinka galay waxa babaday midigti inkasto anay bidix babi in waxa kaso waregay 2 bilood hada. Taasi wa mid dhakhtar
Waxan leyahay taracomo ama indho casan ila yaranti ma indhaha iku sababaya inu sanku i xidhmo o sanboor weye mise cilad kale o inan is baadho miya.
Ta kale dictore maxay ika baabi waydey varicocele an qalinka u galay .
Wa marki iku horeysey an sual ku waydiyo dhakhtar .
Mahadsanid alla garabkaga ha galo

Akhaa Binu Jowhari:
Fadlan halkan ka akhriso, Bararka arooriyasha xaniiyaha(varicocele)


http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.msg11456.html#msg11456

Navigation

[0] Message Index

Go to full version