Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Calool xanuunka iyo Caano booraha?

(1/1)

Jalani772:
asc dr
waxaan dareemaa calool xanuun markii aan cabo caana booraha iyo maraqa iyo markaan cuno hilibka.
muddy alba sank ah ma cabin Caano Macau Ababa xanuun Kats

sides we lagu dawaynkaraa

Akhaa Binu Jowhari:
Walal, waxan jaclaystay in aan kula wadaago ra'yi ku saabsan cabashada ee calool xanuunka.
Calool xanuunka waxa keeni karaa dhawr cuduro, hase ahaate, midda caana-booraha waa dhici kartaa in ay keento calool xanuun haddii aad ka dhigato Rasiin ama aad isku badiso, lamid ah Maraqa ama (fuudka) waa keeni karaa mar haddii dufanka ku badan yahay. Waxa intaas dheer haddii aaad qabto gaastrik taaanna waa dhacdaa. Bal linkaga hoos kaga muuqo riix waxa kuxusan link-kiyo badan dhakhtarka horey uga hadlay.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3417.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version