Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Caloosha ayaa i qeylinayso?

(1/1)

Shaqiri:
su’aal?
Asc. Asxaapta somalidocter waad Mahad santihiin caawimaada. Waxaan isku arkay caloosha i qeylisa iyo xanuun iyo dhuuso joogto ah haddan wax cuno iyo haddi cunto cunin sidoo kale bogga wuu ixanuuna waxaa Intaas i dheer saxaro la’aan waxaan is baaray tubada gaaska kadib dhaqtarkeyga wuxuu i sheegay inaan qabo  stomach ache easily chronic inflammation Ilaa iyo hadda wax daawo ima soo qorin dhib waali waasidi
Waxaan rabaa Inaan ibsado daawo dactoka isoo qorin  maxaa igula talineeysiin  :-\Anti-Inflammatory Tablets.Chronic Pain tablets

SomaliDoc:
Shanqar caloosha ah, dibbiro, dhuuso badan waxay tilmaan u tahay dhowr cilladood oo caloosha ku dhaca, mid walba cashar gooni ah ayaan ka diyaarinay ee hoos ka akhriso:
Xanuunka Gaaska: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0
Caabuqa Amoeba: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8331.0
Xanuunka IBS: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3417.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version