Author Topic: Su'aal: Carjaw yar oo cad ayaa iga soo baxday?  (Read 3526 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdirahman mahamed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Su'aal: Carjaw yar oo cad ayaa iga soo baxday?
« on: January 22, 2018, 05:48:09 AM »
 Asc. Carjaw yar oo cad ayaa iga soo baxday hilib dalqaha agtiisa dhinaca qanjirka midig wax. Xanuuna iyo wax qandhaa igu ma hayo kaliya markan carabka  taabsiiyo ayaan dareemayaa. Mahadsanidiin jizakalaah.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Carjaw yar oo cad ayaa iga soo baxday?
« Reply #1 on: December 09, 2018, 10:45:26 PM »
Fadlan dhakhtar u tag si loo eego waxay ay tahay iyo waxa ay noqon karto.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: