Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Carjaw yar oo cad ayaa iga soo baxday?
(1/1)
Abdirahman mahamed:
Asc. Carjaw yar oo cad ayaa iga soo baxday hilib dalqaha agtiisa dhinaca qanjirka midig wax. Xanuuna iyo wax qandhaa igu ma hayo kaliya markan carabka taabsiiyo ayaan dareemayaa. Mahadsanidiin jizakalaah.
SomaliDoc:
Fadlan dhakhtar u tag si loo eego waxay ay tahay iyo waxa ay noqon karto.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version