Author Topic: Su'aal: Adeegyada caafimaad ee larabo in gurigada so dhigato?  (Read 3642 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ilyaasmaxamed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Su'aal: Adeegyada caafimaad ee larabo in gurigada so dhigato?
« on: January 22, 2018, 06:00:20 PM »
Asc dhamaan bahda somalidoc waxan idiinkaga mahad celinaya shaqada aad uheysan bulshada intaa kadib
waxaan rabaa in naloo sheego
 Daawooyinka caafimaad ee sida dag daga loogu baahdo kaa soo larabo in uu san gurigaada kamaqbeyn
iyo...............




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Adeegyada caafimaad ee larabo in gurigada so dhigato?
« Reply #1 on: December 09, 2018, 10:48:30 PM »
Walaal waxaa jiro sanduuq gargaarka degdegga ah oo guryaha la dhigto, waxaa la dhahaa "Home First AID KIT", waxaa ku jiro sharootada dhaawacyada lagu dhajiyo, walxaha lagu nadiifiyo, bandaajo, kan qandhada lagu cabiro, kareemka gubashada Iyo kuwa kaloo badan, marka haddii aad damacsan tahay guriga waad soo dhigan kartaa adigoo mid mid u raadin.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: