Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Adeegyada caafimaad ee larabo in gurigada so dhigato?

(1/1)

Ilyaasmaxamed:
Asc dhamaan bahda somalidoc waxan idiinkaga mahad celinaya shaqada aad uheysan bulshada intaa kadib
waxaan rabaa in naloo sheego
 Daawooyinka caafimaad ee sida dag daga loogu baahdo kaa soo larabo in uu san gurigaada kamaqbeyn
iyo...............

SomaliDoc:
Walaal waxaa jiro sanduuq gargaarka degdegga ah oo guryaha la dhigto, waxaa la dhahaa "Home First AID KIT", waxaa ku jiro sharootada dhaawacyada lagu dhajiyo, walxaha lagu nadiifiyo, bandaajo, kan qandhada lagu cabiro, kareemka gubashada Iyo kuwa kaloo badan, marka haddii aad damacsan tahay guriga waad soo dhigan kartaa adigoo mid mid u raadin.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version