Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Hooyo uur leh mays cusbayn kartaa?
(1/1)
Rahma qali:
Asc doctor hooyo uur leh calooshuna aad u taaganty dawona aanay socodsiinayn cunto iskaba daaye hadii ay cusbo is geliso wax dhiba ma soo gaadhsiin karaa uurjiifka (3 bil iyo badh weeye)
Akhaa Binu Jowhari:
Halkan ka akhriso, wax yaabaha keena calool fadhiga iyo sida loola tacaalo.http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=380.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version