Avascular necrosis waa cillad ka timaada markii dhiiggu ka xirmo lafta, waana xaalad ka dhalato isticmaalka muddada dheer ee daawooyinka steroid-ka iyo dadka aad u caba khamriga, waxay cilladaan badanaa ku dhacdaa lafta bowdada, taasoo xalkeedu yahay qalliin.