Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Avascular Necrosis (AVN)?

(1/1)

Akhaa Binu Jowhari:
Asc.
Doc, waxan doonayaa in aan wax ka ogaado, cudurka (Osteonecrosis)
Definition-ka, causes  and diagnosis?
Waxan kuu rajeynaya jawaab wacan.

SomaliDoc:
Avascular necrosis waa cillad ka timaada markii dhiiggu ka xirmo lafta, waana xaalad ka dhalato isticmaalka muddada dheer ee daawooyinka steroid-ka iyo dadka aad u caba khamriga, waxay cilladaan badanaa ku dhacdaa lafta bowdada, taasoo xalkeedu yahay qalliin.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version