Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Raxanyada dhuunta maxaa u daawo ah?
(1/1)
Casho:
Asc wr wb salan ka dib, Dr waxan raba ina ku weydiyay, raxanyada dhuunta maxaa u dhaawo ah?
gaar ahaan waqtiga hergabka ku haayo?
raxanyo ayaa iga bixi la'a kooftana waan ka daalay.
SomaliDoc:
Riiraxyada ama raxanyada waxyaabaha keeno ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4948.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version