Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan isku arkay qoyaan xubinta?
(1/1)
Nin weyn:
Asc wll waxaan isku arkay biyo iyadoo wax dareen ah jirin la'aan waxaa u sabab ah seego aan badsaday marka maxaad igu la talin lahayd dawadaydu waa maxay
mahadsanid Dr
SomaliDoc:
Daawadaadu waa inaad siigada joojisaa, halkaan ka akhriso dhibaatooyinka siigadu keento: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version