Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan caadeystay caado xun?

(1/1)

Nin weyn:
Waxaan rabaa talo waxaan ahay wiil dhalinyaro ah guurna aan awoodin. waxaan caadeysatay caado xun seegada ayaan iska goyn kari waayay waxaan isku arkay in biyo yar iga yimaadaan iyado aan wax dareen ah jirin marka Dr maxaan sameeya se sideen isku daaweeya talo isii

mahadsanid Dr

SomaliDoc:
Fadlan dhibka siigada iyo waxaad samayn lahayd ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version