Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuun iyo kuleel xubinta taranka?

(1/1)

Maxamedjeyte:
Asc, Dr. Yar saaxiibo aa nahay  ayaa waxa uu ka sheeganaayay xanuun iyo kuleel xubinta taranka, kadib dhaqtar ayuu aaday , baarid kadib waxaa loo sheegay in kaadidiisa ay ku badan tahay Crystals. Dawooyin aa loo qoray, intii uu isticmaalaayay wuu fiicnaa, lkn kadib ayuu sidii noqday,
Gubashada(open of urethra burning) waa marka aysan kaadi haynin. Marka uu kaadi naayo waa caadi. Hadaba maxaa talo ah?

SomaliDoc:
Cilladaasi waxaa loo yaqaanaa "urethritis" oo caabuq ku dhaca ibta, balbal iyo danqasho iyo mararka qaar cuncun oo aad xubinta maroojinaysid si aad gudaha uga xoqdid iyadaa lagu yaqaanaa, laakiin hadduu balbalka iyo gubasahda ahaan lahaa markaad kaadinaysid kaliya way keeni kartaa cilladda "crystals-ka" lagugu sheegay ee fadlan kaadida iska baar.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version