Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xiniinyaha ayaa i xanuunaya?

(1/1)

Nin weyn:
Asc waan ku salaamaya Dr su'aal ayaa qabaa waxa ay tahay xiniinyaha ayaa i xanuunaya kulayl ayaa iga baxaya mid ka bidix .

waxaan rajaynayaa inaad horay igu soo jawaabtaan

mahadsanid :

SomaliDoc:
?Qooraha oo ku danaqada ama midka kale ka kulul waxay astaan u noqon kartaa badanaa laba arrimood:
1- Inuu caabuq jiro ka akhriso faahfaahinta halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0
2- In qulqulka dhiigga uu ku badan yahay xiniintaas, faahfaahintane ka akhriso halkaaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version