Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maqaarka Oo aad ii ololaya gaar ahaan lugaha?
(1/1)
Kim Jong Un:
Asc doctor waad mahadsanthay waan kaaga mahadcelinynaa sida aad mar walba noogu heelin tihiin.
Ayaamahan danbe waxaan isku arkay xasaasiyad dhinaca Maqaarka oo lugaha iyo gacmaha iyo dhabark xaga sare ee garbaha ku badan iiyo meelo kale oo jirka ayaan dhexdaasana waxaa jirka igaga kacay xasaasiyad aan iri waa lactose intolorence oo astaamaha cudurkaa wadata
Iminkana waxaan yara dareemayaa maqaarka meelahaa aan soo sheegay oo aad moodo inuu i ololayo oo uu i daadanayo
Markaa doctor Maxaa sababa xasaasiyadan.
Xasaasiyad sanka iga haysana waan leeyhy oo aan is idhi waa Sinuses
Mahadsanid.
Akhaa Binu Jowhari:
Fadlan, akhriso link-ga hoos kaga muuqada inta dhakhtarka kaaga soo jawaab celinayo.
Weliba, waxa ka faa'iidi doonntaa linkiyo badan ku lifaaqsan link-gaan, oo ka hadlaya wax aad sheeganayso.
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5658.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version