Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Wejiga oo finan iga soo baxeen?
(1/1)
Ahlam10:
Asc Dr salaan kadib.----
Waxaan isku arkay wejiga finan badan iga soo yaaceen waxaan cunaaa ukun(white egg) kahor wejigayga wax finan ah malahyn markan cunaba finan kale ayaa iga soo baxa (acne) skinkayguna waa oily skin. ukunta miyaa sababysa finanka iga soo yaacaya as allergic mise waa waxkale mahadsanid
SomaliDoc:
Ukunta ayaa sababaysa oo aad Allergic ku tahay ee iska jooji, halkaan ka akhriso waxyaabaha kale ee keena finanka wajiga ka soo baxo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0
Waxaa kaloo qoraalkaan ka akhrisataa wajiga saliidda leh iyo sida loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6339.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version