Author Topic: Su'aal: Xaas baan ahay, waana caajisanahay?  (Read 4306 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Amranqaaali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 15
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xaas baan ahay, waana caajisanahay?
« on: June 10, 2017, 10:30:49 AM »
Asc doctor waxa raba ina su.al ku weydiyo dhanka cafimadkeyga doctor xaas ban ahay wan cajisanhy madax layga qabta boga i xanuno mar mar daalna waa darema anigo soman waa lalabona marki afur lagaro cunto ma cuni karo lalabo dartey waqtiga caadada wali lama garin uura iska baray negtive ayu iso qoray xiliga caadada waxa ka dhiman daal lalabo madax xanun boga xanun muxu noqon kara Jazakallah doctor




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xaas baan ahay, waana caajisanahay?
« Reply #1 on: February 23, 2018, 07:49:10 PM »
Allaha ku caafiyo...

Haddii aad isku aragtid lalabo, madax xanuun, caajis badan iyo daal murqaha ah waxay tilmaan u noqon kartaa in caabuq caloosha uu jiro, marka waxaa haboon inaad saxarada iska baartid si laguu daaweeyo.

Caabuqayada caloosha ku dhaco ee leh calaamadahaan waxaa ugu horeeyo Ambeebaha ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8331.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxaan ahay nin dhalin yara ah Oo Ka Ganacsada iibinta Gaaska?

Started by Wiil.SoomaliyeedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5995
Last post March 18, 2016, 12:05:20 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan ahay gabar qabta Caado Wareer?

Started by MirhaanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 8660
Last post August 18, 2015, 12:06:56 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Allergi Ayaan Qudaarta Qayb ka mida ku ahay?

Started by DooyaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4360
Last post September 11, 2015, 01:42:45 PM
by SomaliDoc
Su'aal : waxaan ahay anosmic person (qof waxba-urin) ?

Started by AqoonyhankaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3749
Last post March 03, 2016, 02:02:03 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan ka mid ahay dhalin yarada gymk gasha?

Started by Diihaal GuutoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3187
Last post April 13, 2018, 08:53:03 PM
by SomaliDoc