Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Sinuswars daawo la dhaho ma jirtaa?
(1/1)
Med Hassan:
Sinuswars dawad layidha ma jirta wll
SomaliDoc:
Sinuswars waa daawo loo qaato caabuqa sanqada, faahfaahinta xanuunkaan ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version