Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xubinta Ragga korriinkeedu ma istaagaa?

(1/1)

Igaal:
Asc Dhamaan walalaha SomDoc salanta Ugu qimaha badan . kadib waxn Idin wey dinaya majirtaa da"(age)  uu bilowdo korninka una ku  istaago korninkisu  xubinta taranka Raga ,
Majirase Cabir saxa Oo Normal cadiga Ah  ah
                        Waad ku Mahadsantihin
          Dacadnimadina

SomaliDoc:
Ma jiro cabbir ragga oo idil laga wada rabo inay lahaadaan, midda kalane ma jiro waqti xadidan oo korriimada xubinta ku istaagto, waxaa la qiyaasaa ragga badankood 87% xubinta dhirirkeeda inuu ku istaago inta u dhaxayso 18 jir illaa 22 jir, wixii intaa ka dambeeyo waa lagu kala duwan yahay.

Way jiraan dad isku taxallujiyo inay xubintooda dheereeyaan ama weyneeyaan, laakiin arintaan cashar hore ayaan ku faahfahinay wixii ka jira iyo wixii ka suuragal ah ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5846.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version