Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Niyad xumo sariirta ah?

(1/1)

Ahmed tilmaame:
Salaan kadib doctor waxa aan ka cabanayaa xanuun ah in aanan niyadba u hayn galmada waxanan ahay will dhalinyaro ah hadana dhamaan dareenkii aan u qabay galmadu maaha mid shaqaynaya maxaa xalla

SomaliDoc:
Waxyaabo badan ayaa keeni kara in hamigaagu hoos u dhaco, faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=625.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version