Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Biyihii ayaa banaanka u soo daato?
(1/1)
Baxsane:
Asc waxaan Ahay xaas, Galmada ka dib , Waxaan arkaa Biyihii , (Sperm) oo banaanka uga soo baxaya Farjiga.. The fluid coming out of the vagina ..
1. Maxaa Keena
2. Uur ma samaysmi karaa
3. Ma la odhan karaa awooda tuuris biyaha ayaa daciifa
.. thanks...
SomaliDoc:
Su'aashaan dhowr jeer ayaan horay uga jawaabnay, faahfaahinteeda ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5837.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version