Author Topic: Su'aal: Biyihii ayaa banaanka u soo daato?  (Read 4889 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Baxsane

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Biyihii ayaa banaanka u soo daato?
« on: February 24, 2018, 10:33:38 PM »
Asc  waxaan Ahay xaas, Galmada ka dib , Waxaan arkaa Biyihii , (Sperm) oo banaanka  uga soo baxaya  Farjiga..   The fluid coming out of the vagina ..
1. Maxaa Keena
2. Uur  ma samaysmi karaa
3. Ma la odhan karaa awooda tuuris biyaha ayaa daciifa
..   thanks...




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Biyihii ayaa banaanka u soo daato?
« Reply #1 on: December 15, 2018, 12:12:24 AM »
Su'aashaan dhowr jeer ayaan horay uga jawaabnay, faahfaahinteeda ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5837.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: