Author Topic: Su'aal: Ilmaha oo mobeelka ku ag isticmaalo?  (Read 3187 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Samira cabdi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Ilmaha oo mobeelka ku ag isticmaalo?
« on: February 25, 2018, 12:10:35 PM »
Suashaydu wa
Ilmo sanad ka yar hadan mobelka iyo internetka ku ag isticmalo wax dhibato ah ma ukeni karta
FG samaynta iftinka shegi mayo
Cancer iyo waxyabo la mida ma keni kara internetku iyo mobilku
Jazaklah dr.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Ilmaha oo mobeelka ku ag isticmaalo?
« Reply #1 on: December 15, 2018, 12:02:04 AM »
Maya taasi dhib ma keenayso laakiin in caruurta loo dhiibo mobeelka iyagoo yar dhibaatada ay keeni karto ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8821.0

Sidoo kale raac talooyinka ku xusan qoraalkaan ee saameynta mobeellada iyo caafimaadka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5953.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Guurka Lamaanayaasha Isku Hidde Sidayaasha Ahi, Ma U Sabab Baa Cilad Ku Dhalashada Ilmaha?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 44364
Last post October 16, 2011, 04:39:29 AM
by CilmiSabca
Su'aal: Maxaa keeno inee ilmaha madaxa biyo ka galo?

Started by Fatima Hussein MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14686
Last post October 02, 2015, 10:46:27 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Caanaha naaska dhagaha ilmaha malagu shubi karaa?

Started by BalqiisahaajiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12585
Last post February 06, 2016, 02:44:30 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ilmaha markay yaryihiiin la garaaco mxay u dhibi kartaa?

Started by BalqiisahaajiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 36389
Last post February 28, 2016, 02:40:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xulbadu maxay u tartaa hooyada uurka leh iyo ilmaha uurjiifka ah?

Started by FarhyaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26185
Last post July 05, 2016, 11:28:25 AM
by SomaliDoc