Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Markaan kacsado, gubasho ayaan dareemaa?
(1/1)
Culusow55:
Dr waxaan dareemayaa xanuun caaradda hore ee pens-ka ah, kadib markii aan caksado, waxaana dareenaa gubasho kaadida kadib waxaa ila xanuuna ilaa kaadi haysta, xaniinyaha .
Tusaale: markii anan kacsan ma dareemo wax gubasho ama xanuun ah, lkn markii gus-ku kaco oo aan kaadiyo kadib ayaan dareemaa gubasho iyo kuleel korka ah ee genitalka. Hore waan siigeysan jiray lkn bilahaan danbe waan iska joojiyay. Waa maxay cudurka ihaayo Dr?
SomaliDoc:
Waa dabiici in ibta ku xanuunto, kaadida ku gubto ama soo bixideeda ku dhibto markaad kacsatid, horay ayaan u faahfaahinnay arintaan ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3483.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version