Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Kalyaha ma yaraan karaan size kooda?
(1/1)
Raanow:
Asc Dr. Labada kalyood ma yaraan karaan ?
SomaliDoc:
Kalyaha haday howlgabaan way shuuqaan, cabbirkoodane wuu yaraadaa, waxaana loo yaqaanaa "renal atrophy" waxaa badanaa lagu arkaa dadka kilyaha laga dhaqo iyo dadka kilyahooda sidii la rabay aysan u shaqeyneyn sida dadka macaanka aan kontaroolnayn qaba.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version