Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Nabro waawayn oo soo baxo xilliga kuleylka?

(1/1)

Biyacade:
asc  salaan kadib dictoore waxaa jira inan yar oo an dhalay da'disu waa sedax jir waqtigaan waxaa jira xiliyada kuleylaadka waxaa ka so baxa nabaro waaweeyn(buul) wuxuuna ka soo baxaa qaarka hore,wajiga foolka kore,  kilkisha, waxaad moodaa soo bax mana aha oo inanka wax xanuun Aid ah kuma heeyso mudda ka dib wuu baqaa xitaa isha korkeeda wuu ka so baxaa  fadlan noo faah faahi cudurka jira. Mahadsanid.

SomaliDoc:
Way jiraan dad xasaasiyad ku qabo iftiinka qoraxda ama kuleylaha, kuwaasoo jirkooda bacoolo nabro u eg ka soo baxaan, laakiin waxaa lagu kala ogaan karaa inaad dhakhtar u gaysid si loo fiiriyo nabarha soo baxay.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version