Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: MANIDA MARKAY SOO BAXAYSO?
(1/1)
Baxsane:
Asc
MARKAY biyuhu soo dhawyihiin... hadii aan isku dayo inaan joojiyo( geeka dibada u soo saaro)..si aan wakhtiga galmada u dheraysto.. saamaym caafimaad ma keeni kartaĆ
Thanks
SomaliDoc:
Maya, taasi waa arrin dabiici ah, wax dhib ahne ma keenayso.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version