Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dareenkii waa iga yaraaday?

(1/1)

Ahmed tilmaame:
Salaanta islaamka kadib idinka oo mahadsan waxa iga yaraaday dareenka waxan ahay will xaas leh xaalado niyad jab igu abuuray awgeed waxa iga yar dareenka ama hamiga galmo in aan galmoodaana waa Shay igu adag maxaa xala ????

Akhaa Binu Jowhari:
Fadlan, halkan ka akhriso qoraal ka hadlayo Hami la'aan iyo Hawlgabka kacsiga, hadda kahor Dhakhtarka ka hadlay.


http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version