Author Topic: SIDEE U ISTICMAALAA MIRAHA GEEDKA MORINGA?  (Read 5793 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Cabdi Rooble

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
SIDEE U ISTICMAALAA MIRAHA GEEDKA MORINGA?
« on: March 08, 2018, 10:19:06 PM »
ugu horreyn waxaan u mahadcelinayaa golaha dhakhaatiirta ee wabsite-kan SomaliDoc, kuwaas oo bulshada u haya shaqo aad iyo aad muhiim u ah, marka xigta waxaan halkaan kusoo gudbisanayaa su'aal la xiriirta isticmaalka miraha geedka moringa.


waan aqriyey maqaal aad hadda ka hor ka qorteen geedka moringa iyo faa'iidooyinkiisa, isticmaalka caleentiisa ayaad si fiican u sharaxdeen, balse aniga waxaan haystaa oona isticmaalay mirihiisa oo kaliya, marka su'aashaydu waa (miraha iyo caleenta maxaa farqi ah oo u dhaxeeya,  sideese u isticmaalayaa miraha, intee in la eg baan isticmaalikaraa miraha?

waad mahadsantihiin.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: SIDEE U ISTICMAALAA MIRAHA GEEDKA MORINGA?
« Reply #1 on: December 16, 2018, 09:55:16 PM »
Miraha geedka Moringa wuxuu leeyahay faa'idooyin aan ka yaraysan caleentiisa oo aad halkaan ka akhrisan kartaan faahfaahinteeda: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6093.0

Miraha siyaabo kala duwan ayaa loo isticmaalaa:
1- Sidii daangada ayaa loo dubaa
2- Sidii digirta ayaa loo kariyaa
3- Isagoo budo ah ayaa cuntada lagu darsadaa.

Miraha waxyar ayaa laga qaataa la iskama badiyo haddii kale caloosha ayuu qasayaa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xanuunka Barasta ma la kala qaadaa? Sidee loo qaadaa?

Started by CawadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33555
Last post February 22, 2010, 12:47:32 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Sidee loo dhimi karaa acid ka gaaska amaba loo ciribtiri karaa?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21113
Last post September 09, 2015, 01:14:18 PM
by SomaliDoc
Sidee loo beeraa ubadka maxana looga bahan yahay haweeneyda lagu beerayo?

Started by BilaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 53583
Last post December 21, 2009, 07:54:40 PM
by SomaliDoc
Dood Wanaag: Waa Sidee Waxqabadka Hay'adaha Samafalka ee ka Hawlgala Dalka?

Started by Waxbaro!Board Feel Free Here

Replies: 4
Views: 26235
Last post March 10, 2011, 06:10:21 PM
by Waxbaro!
Su'aal:- Sidee Ayaa Ugu Fuduud Oo Laysaga Nadiifin Karaa Ilkaha Magarka leh?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 22597
Last post December 05, 2011, 11:25:44 PM
by SomaliDoc