Author Topic: Su'aal: Dareenkii waa iga yaraaday?  (Read 4538 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ahmed tilmaame

  • Newbie
  • *
  • Posts: 16
  • Points: +0/-0
Su'aal: Dareenkii waa iga yaraaday?
« on: March 05, 2018, 03:39:52 PM »
Salaanta islaamka kadib idinka oo mahadsan waxa iga yaraaday dareenka waxan ahay will xaas leh xaalado niyad jab igu abuuray awgeed waxa iga yar dareenka ama hamiga galmo in aan galmoodaana waa Shay igu adag maxaa xala ????




Offline Akhaa Binu Jowhari

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 130
  • Points: +0/-0
  • Biyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi loo oran feerahay wax yeelaan.
Re: Su'aal: Dareenkii waa iga yaraaday?
« Reply #1 on: March 07, 2018, 10:52:35 PM »
Fadlan, halkan ka akhriso qoraal ka hadlayo Hami la'aan iyo Hawlgabka kacsiga, hadda kahor Dhakhtarka ka hadlay.


http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html
Allow Dhakhaatiirteenna Noo Dhowr Meel Walba Oo Ay Joogaan.

Aamiin Aamiin.


 

Su'aal: Dareenka shahwada ayaa iga yaraaday?

Started by GorodBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2872
Last post May 15, 2011, 09:31:01 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Maqalka dhagaha oo i yaraaday?

Started by Abdi AbdulahiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6796
Last post May 23, 2017, 09:01:27 PM
by SomaliDoc