Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Faaiidooyinka geedka faasuuliyada ama harakoo?
(1/1)
Muxiyo:
Asc doctor aad baad u mahadsan tihiin hawsha aad noo haysaan
waxaan jeclaaan lahaa inaad noo faahfaahisaan faaiidooyinka caafimaad ee midhaha faasuuliyada ama soomaalidu qaar u taqaano harakoo
suaashan aniga iyo umada soomaaliyeed inaan ka faaiidaysano ayaan u soo qoray.
waxaan filaayaa luuqada qalaad in lagu yidhaahdo midhahan magaca Navy bean
Navigation
[0] Message Index
Go to full version